Xildhibaanada labada Aqal oo Ansixiyay Habraaca wax ka bedelka Dastuurka

Xildhibaanada labada Aqal oo Ansixiyay Habraaca wax ka bedelka Dastuurka

Xildhibaannada labada Aqal ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa meelmariyay bab-raaca Wax ka badelka dastuurka ku meel gaarka ah ee Soomaaliya.

Sida uu ku dhaawaqay guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Madoobe waxaa oggolaaday dalka.Waxaa wax ka badelka dastuurka 180 xildhibaan, halka ay diideen 30 xildhibaan.

Arintaan ayaa ku soo aadeysa , iyadoo wax ka badelka dastuurka ay ka digeen madax hore iyo xubno ka tirsan baarlamaanka oo sheegaya in xilligaan aan la joogin xilli lagu mashquulo Atintaan iyadoo dalka uu wajahyo xaalado kale.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com