Xildhibaanada gobalada Waqooyi oo eedeyn u jeediyeey Musharixiin

HomeWararka

Xildhibaanada gobalada Waqooyi oo eedeyn u jeediyeey Musharixiin

40-Xildhibaan oo Labada Gole ee Baarlamaanka soomaaliya kana soo jeeda Gobalada Waqooyi ayaa War saxaafadeed kasoo Saaray Arrimaha doorashooyinka. waxaana ay Ku Eedeeyeen Xubno katirsan Musharaxriinta in ay Faragalin ku hayaan Doorashooyinka Kuraasta Gobalada Waqooyi Iyadoona Reysalwasaare Rooble Ku Boogaadiyay Hogaaminta Doorashada.

Xasan Sheekh Maxamuud Muxuu ka ogaa kiiska badda? (daawo)
Jubbaland oo ka hadashay duqeyn lagu dilay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab
Somalia joins the EAC: Assessing Somalia’s preparedness

40-Xildhibaan oo Labada Gole ee Baarlamaanka soomaaliya kana soo jeeda Gobalada Waqooyi ayaa War saxaafadeed kasoo Saaray Arrimaha doorashooyinka.

waxaana ay Ku Eedeeyeen Xubno katirsan Musharaxriinta in ay Faragalin ku hayaan Doorashooyinka Kuraasta Gobalada Waqooyi Iyadoona Reysalwasaare Rooble Ku Boogaadiyay Hogaaminta Doorashada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: