Xildhibaanada Aqalka sare oo uga digay Musharixiinta Koonfur Galbeed faragalin

Xildhibaanada Aqalka sare oo uga digay Musharixiinta Koonfur Galbeed faragalin

Senatarada Federaalka ku matala maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka digay in doorashadda Madaxtinimada maamulka Koonfur Galbeed in lagu sameeyo Faragalin xilli maalmihii lasoo dhaafay ay soo baxaayeen in ay jiraan xubno ay wadato dowladda Soomaaliya oo Musharaxiin ah.

Waxa ay sheegeen in ay muhiim tahay in Ammaanka Magaalada Baydhabo si weyn loo adkeeyo, waxaana Musharaxiinta uga digeen in ay Khalkhalgaliyaan Ammaanka Koonfur Galbeed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0