Xildhibaanad Layla: “Ninkii isoo doonan raba waa inuu iga soo doonto dhamaan xubnaha Ururkayga & dadkii isoo doortay,” (Waraysi)

Ufayn: Xildhibaan Layla oo kusoo baxday xubnaha golaha deegaanka Ufayn “Shalay waxaan ahaa Leylo maanta waxaan ahay Xildhibaan Laylo, ninkii isoo doonan raba waa inuu iga soo doonto dhamaan xubnaha Ururkayga & dadkii isoo doortay,” ayay tiri Iyadoo ka jaaabaysey Su’aalo kaftan ah

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com