Xildhibaan Nuur Siidow ‘Baaba Xasan’: “Dilka Marxuun Axmed Maxamed waxaa lagala xisaabtamayaa dowladda Puntland” (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Xildhibaan Nuur Siidow ‘Baaba Xasan’: “Dilka Marxuun Axmed Maxamed waxaa lagala xisaabtamayaa dowladda Puntland” (dhegayso)

Xildhibaan Nuur Siidow 'Baaba Xasan' oo kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka DFS ee u matala Koonfur Galbeed Soomaaliya, lana beel ah marxuun Axmed Max

Midowga Afrika oo cambaareeyey muddo kororsiga Madaxweyne Farmaajo
FAALO MUHIIM AH-Waa maxay Nidaamka Federalku?
Islaan Ciise “Wax dhacayba xalay-dhalay aannu ka ahaano” iyo Farmaajo oo waanada Islaanka aqbalay (dhegayso)

Xildhibaan Nuur Siidow ‘Baaba Xasan’ oo kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka DFS ee u matala Koonfur Galbeed Soomaaliya, lana beel ah marxuun Axmed Maxamed Xaaji Eeno oo u dhintay jirdil ba’an oo ay u geysteen ciidamada Janaral Muxyadin, Taliyaha Booliska Puntland, ayaa Radio Daljir uga warramay waxa uu ka ogyahay dilka marxuunka iyo wax xiriir ah oo uu Xildhibaan ahaan la sameeyey Dowladda Puntland.

Xildhbaanku waxa uu u warramay wariye Xasan Heykal.

Hoos ka dhegayso.

Warar la xiriira

Ciidamada Gaarka ah ee Janaraal Muxyadin oo lagu eedeeyey dil maxbuus iyo dhac hanti (dhegayso)

Waraysi Nabadon Xuseen Awees Xaaji Cabdi, Nabadoonka marxuunka ku dhintay gacanta ciidanka Jan. Muxyadin (dhegayso)

Aabbaha maxbuus marxuun Axmed Maxamed Abokor oo u dhintay jirdil ciidamada khaaska ah ee Janaraal Muxyadin ayaa Puntland ka dalbaday jawaab degdeg ah (dhegayso)

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: