Ciidamada Gaarka ah ee Janaraal Muxyadin oo lagu eedeeyey dil maxbuus iyo dhac hanti (dhegayso)

Magalaada Bossaso waxaa todobaadyadii la soo dhaafay ay la kowsatay tacadiyo ka baxsan xuquuqda aadanaha, ayna gaysteen qaybo kamid ah hoggaanka Ciidamada Booliska Puntland. Tacadiyada ayaa isugu jiray xarig maxaabiis la xirtay maxkamad la’aan, ayadoo xabsiga loo taxaabay dhallinyaro ka badan labaataneeye. Dhallinyarada oo laga wada qabtay magaalada Bossaso ayaan marna maxkamad la horkeenin, danbina … Continue reading Ciidamada Gaarka ah ee Janaraal Muxyadin oo lagu eedeeyey dil maxbuus iyo dhac hanti (dhegayso)