Waraysi Nabadon Xuseen Awees Xaaji Cabdi, Nabadoonka marxuunka ku dhintay gacanta ciidanka Jan. Muxyadin (dhegayso)

Waraysi Nabadon Xuseen Awees Xaaji Cabdi, Nabadoonka marxuunka ku dhintay gacanta ciidanka Jan. Muxyadin (dhegayso)

Sawirka Marxuun Axmed Maxamed Xaaji Aadan Abokor, Awdheegle, oo u dhintay jirdil ba’an oo ay u geysteen ciidamada gaarka ee Taliyaha Booliska Puntland

Nabadoon Xuseen Awees Xaaji Cabdi oo ah nabadoonka beesha marxuum Axmed Maxamed Xaaji Aadan Abokar, ku dhashay Awdheegle, kuna geeriyooday gacanta ciidamada gaarka ee Taliyaha Booliska Puntland, Jan. Muxyadin Axmed Muuse, ayaa Radio Daljir uga warramay sida uu u dhintay marxuum Axmed iyo xiriirka ay la sameeyeen laamaha amniga Puntland.

Nabadoonka ayaa sheegay in uu aqoon buuxda u lahaa marxuunka, waxa uuna beeniyey in uu ka tirsanaa argagixisada, illaa iyo haddana aysan dowladda Puntland ka helin jawaab lagu qanco.

Nabadoonku waxa uu u warramay wariyaheena Xasan Heykal .

Hoos ka dhegayso.

La xiriira warka kore

Ciidamada Gaarka ah ee Janaraal Muxyadin oo lagu eedeeyey dil maxbuus iyo dhac hanti (dhegayso)

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com