Waraysi Nabadon Xuseen Awees Xaaji Cabdi, Nabadoonka marxuunka ku dhintay gacanta ciidanka Jan. Muxyadin (dhegayso)

Sawirka Marxuun Axmed Maxamed Xaaji Aadan Abokor, Awdheegle, oo u dhintay jirdil ba’an oo ay u geysteen ciidamada gaarka ee Taliyaha Booliska Puntland Nabadoon Xuseen Awees Xaaji Cabdi oo ah nabadoonka beesha marxuum Axmed Maxamed Xaaji Aadan Abokar, ku dhashay Awdheegle, kuna geeriyooday gacanta ciidamada gaarka ee Taliyaha Booliska Puntland, Jan. Muxyadin Axmed Muuse, ayaa … Continue reading Waraysi Nabadon Xuseen Awees Xaaji Cabdi, Nabadoonka marxuunka ku dhintay gacanta ciidanka Jan. Muxyadin (dhegayso)