Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Puntland oo bogaadiyeey Ciidanka Booliska Badhan (Daawo)

Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Puntland oo bogaadiyeey Ciidanka Booliska Badhan (Daawo)

Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Puntland ayaa booqday saldhigyo la dajiyeey Ciidamo dhawaan Tababar ku soo qaatay Qardho kuwaas oo ka shaqeynaya Amniga Magaaladda Badhan.

Saraakisha Amniga Badhan ayaa sheegay in Amniga Magaaladda uu wanagsanyahay Ciidamaduna wadaaan howlgalo lagu xajiijinayo Amniga.

Qaar kamid ah saraakisha Booliska Badhan ayaa Goobta kormeerka oo xalay dhacay ka hadlay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com