Xildhibaan hore Cabdibarre Jabriil: “Xasan Sheekh intuu masaajid ka soo hadlo inuu haddana been ku hadlo waa wax lala yaabo”

Xildhibaan hore Cabdibarre Jabriil: “Xasan Sheekh intuu masaajid ka soo hadlo inuu haddana been ku hadlo waa wax lala yaabo”

Xildhibaan hore Cabdibarre Jabriil: “Xasan Sheekh intuu masaajid ka soo hadlo inuu haddana been ku hadlo waa wax lala yaabo oo haddana uu Puntland wax ka sheego. Hadde waa isla Xasankii mar leh musuqmaasuqa ha lala dagaalamo, marna musuqa ugu weyn Soomaaliya gacmihiisa kula dhexjira, oo reerkiisii iyo carruurtiisii kursi walba ku fariisiyey, darajooyinkii dalkana ku wada taxay”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com