Xildhibaan hore Cabdibarre: “Beelaha Reer Biciidyahan waa in ay soo qabtaan 3da nin ee dhakhtarka dilay”

Xildhibaan hore Cabdibarre: “Beelaha Reer Biciidyahan waa in ay soo qabtaan 3da nin ee dhakhtarka dilay”

Xildhibaan hore Cabdibarre: “Beelaha Reer Biciidyahan waa in ay soo qabtaan 3da nin ee dhakhtarka dilay shareecada Islaamkana la mariyaa, maamulka gobalka Mudug & Taliska Qaybtana wuu ku fashilmay xallinta khilaafka beelaha gobalka, hadday sidan sii socoto xaalku faraha ayuu ka bixi doonaa.”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com