Xildhibaan Dheeg ” Imaraadku Xamarna Wuu ka Farxiyeey Anagana Wuu naga nixyeey ” (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaan Dheeg ” Imaraadku Xamarna Wuu ka Farxiyeey Anagana Wuu naga nixyeey ” (dhegayso)

Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasin dheeg oo kamid Xildhibaanadda Somaliland oo Saxaafadda kula hadlayeey Magaaladda Hargeysa ayaa ka hadlay khilaafka

Jubbaland oo faah faahisay dhibaatada la dhalatay fahaad uu sameeyay Wabiga
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)
VACANCY: DESIGN MONITORING AND EVALUATION OFFICER (GRADE LEVEL 11).

Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasin dheeg oo kamid Xildhibaanadda Somaliland oo Saxaafadda kula hadlayeey Magaaladda Hargeysa ayaa ka hadlay khilaafka Imaraadka iyo Dowladda Somaaliya iyo Mashaaricda hormarineed ee uu ka fuliyo Somaaliya.

Xildhibaanka ayaa ka hadlay sido kale Hadalki kaso yeeray wasiir Dowlaha Arrimaha dibadda ee Imaraadka Carabka Anwar maxamed ,kaas oo sheegay in Xirir aysan la lahayn Somaliland ,isago sheegay in Hadalkaas marnaba aysan ka filayn Imaraadka.

Madaxweynaha Somaliland ayuu ugu baaqay in Xirirka loo Jarro dowladda Imaraadka sida uu sheegay ,wuxuna ka hadlay Gadiid Dowladda Qadar ku Wareejisay Dowladda Somaaliya.

Xildhibaan Dheeg ayaa sheegay in Imaraadka uu Xamar dharjiyo Balse Somaliland Gaajo uu ku dilay waxaa sida uu hadalka u dhigay Xildhibaanke.

Hoos kadhegayso Codkiisa

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: