Xildhibaan Cabdibarre: Aaranjaan dagaal iyo qalalaase ayey raadineysaa

Xildhibaan Cabdibarre: Aaranjaan dagaal iyo qalalaase ayey raadineysaa

Xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil: “Aaranjaan hadalkii Madaxweynaha waxay u badaleen in Deni uu dagaal iclamiyey, waana waxay rabaan iyo in markale dagaal uu ka qarxo Puntland; laakiin dalku doorasho qof-iyo-cod ah ayuu aaday.”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com