Xildhibaan Burhaan Aadan: “Baarlamaanka Ayaa Matala Shacabka Puntland oo Go’aan Ka Gaaraya Wasiirada Cusub” (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaan Burhaan Aadan: “Baarlamaanka Ayaa Matala Shacabka Puntland oo Go’aan Ka Gaaraya Wasiirada Cusub” (dhegayso)

Xildhibaan Burhaan Aadan Aw Cabdi oo ka mida Gollaha wakiilada Puntland oo la hadlay Radio Dajir ayaa sheegay in uusan ka hor dhacay go'aanka Baarlama

Tirada dadka tahriibayaasha ah ee badda ku dhintay sanadkii hore oo korortay
Xubno ka mid ah guddiga doorashada gobolada Waqooyi oo qaadacay doorashada berri
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xildhibaan Burhaan Aadan Aw Cabdi oo ka mida Gollaha wakiilada Puntland oo la hadlay Radio Dajir ayaa sheegay in uusan ka hor dhacay go’aanka Baarlamaanka ka gaari kari  xukuumadda cusub marka toddobaadka dambe la hor-geeyo.

Mudane ayaa tilmaamay in xildhibaanadu ay matalaan shacabka Puntland aragtidoodana ay tix-geli doonaan mar kasta, Wariye Axmed sheekeeye ayuu ugu waramay aragtidiisa ku aadan isbadalka xukuumadda cusub iyo go’aan kooda xiga.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: