Xildhibaan Abshir Siciid: “Xukuumaddu Waajibaadkii loo Igmaday bay Gudan Weyday”

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Xildhibaan Abshir Siciid: “Xukuumaddu Waajibaadkii loo Igmaday bay Gudan Weyday”

Maanta oo ay bishu ahayd 18ka Luulyo mudanayasha baarlamanka Puntland waxay codka kalsoonida kala laabteen golaha wasiiradda Puntland ooo shaqeynayay

Tixdii Cabdirashid Ismaaciil Dirir: Gobonimadii soo dhiciyey oo guushii waan helay e!
Bossaso: Baasaboorka Soomaaliya oo Isir Raaca Nabadoonka Beesha lagu Bixin Doono (dhegayso)
AN EXCLUSIVE INTERVIEW WITH MP KULANE ON THE KEEN INTERNAL AND EXTERNAL CHALLANGES SOMALIA FACES TODAY

Maanta oo ay bishu ahayd 18ka Luulyo mudanayasha baarlamanka Puntland waxay codka kalsoonida kala laabteen golaha wasiiradda Puntland ooo shaqeynayay ilaa iyo 17kii bishii Juun 2015.

Hadaba waxaa la isweydiinayaa “maxaa xiiligan ku soo beegay in Baarlamaanku uu kalsooonida kala noqdo golaha wasiirada?”

Arrinkaas waxaan ka waraysanay Xildhibaan Abshir Siciid Saalax.

Abshir wuxuu kamid yahay Guddiga Amniga Baarlamanka wuxuuna hormuud u ahaa xildhibaano dhawaan Baarlamanka horgeeyay warbxin ku saabsan xaaladda ciidanka daraawiishta Puntland ee Af Urur.

Xildhibaanku waxa uu u waramay wariye Cadixakiin Xuseen Xasan.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: