Xiisad u Dhaxaysa Qoomiyadda Oromadda iyo Somaalida Dowlad Degaanka Etoobiya oo Xoogaystay

HomeWararka

Xiisad u Dhaxaysa Qoomiyadda Oromadda iyo Somaalida Dowlad Degaanka Etoobiya oo Xoogaystay

Wararka ka imaanaya Hawadaay oo ku dhow Magaladda Harar oo ah Halka laga keeno qaadka ayaa ,waxaa malmihi u dambeyeey kataagna Xiisad xoogan oo u dha

UK oo kenya ku dartay Liiska Cas ee Xayiraadda Socdaalka
Madaxda Puntland iyo Koonfur galbeed oo heshiis kala saxiixday
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Wararka ka imaanaya Hawadaay oo ku dhow Magaladda Harar oo ah Halka laga keeno qaadka ayaa ,waxaa malmihi u dambeyeey kataagna Xiisad xoogan oo u dhaxaysa Qoomiyadda Oromadda iyo Somaalida halkaas ku sugan ee dagta.

Ugu yaraan 30 qof oo Somaali ah ayaa la sheegay in Oromadda ay ku dishay Hawadaay ,waxaana hadda so cusbonatay xiisadaas,waxaana jira abaabul ay wadaan somaalida halkaa ku sugan ee kaso jeeda dowlad degaanka Somaalida Etoobiya.

Dhinaca kalena Askari katirsan Maamulka Somaliland ayaa xalay ku dilay Bar kantarool oo kutaal Magaaladda Arabsiyo 2 nin oo kasoo Jeeda Qoomiyadda Oromadda ,kuwaas oo kayimid Harar.

Wararka ayaa sheegaya in Askarigaas laga dilay qaar kamid ah Ehelkiisa oo kamid ahaa dadkii lagu dilay Halka Somaliland looga keeno qaadka ee Hawadday ,iyado Askarigas xabsiga loo taxaabay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: