Xiisad Ka Taagan Deegaanka Jibaganle ee Duleedka Garoowe (dhegayso)

Xiisad Ka Taagan Deegaanka Jibaganle ee Duleedka Garoowe (dhegayso)

Wararka ka imaanaya deegaanka Jiba-ganle ee duleedka magaalada Garoowe ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay ka taagan tahay xiisad u dhexaysa beeraleeyda deegaanka iyo dad xoola dhaqato ah oo ku sugan halkaasi.

Xiisaddaani ayaa ka dhalatay qaar kamid ah beeraha deegaankaasi oo ay dadka xoola dhaqatada ah ku tilmaamayaan mid aan sharci ahayn islamarkaana caqabad ku ah daaqa deegaankaasi, sida uu Daljir u xaqiijiyey gudoomiyaha iskaashatada beeraleeyda Puntland Cabdicasiis Ismaaciil Garaad.

DHEGAYSO WARAYSI

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com