Xeerilaalinta Puntland oo baarlamaanka ka codsatay in xasaanada laga qaado Xildhibaan Cawil Xasan Daad (dhegayso)

Xeerilaalinta Puntland oo baarlamaanka ka codsatay in xasaanada laga qaado Xildhibaan Cawil Xasan Daad (dhegayso)

Xeerilaaliye kuxigeenka guudee ee Puntland Maxamed Xareed oo maanta Warbaahinta kulahadlay xafiiskiisa Garoowe ayaa waxa uu  gudoonka baarlamaanka iyo xildhibaanadaba ka codsaday in xasaanada laga qaado Xildhibaan Cawil Xassan Daad si ay dacwad ugu soo oogaan.

waxa uu sheegay in xildhibaanka uu ku hadlay hadalo gaf ku ah midnimada shacabka Puntland.

Dhegayso.

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com