Xayiraadi lagu soo rogay Somaalida Islii oo laga hadlay

Xayiraadi lagu soo rogay Somaalida Islii oo laga hadlay

Xildhibaanka Kamakunji ee Xaafada Islii ka tirsan yahay ee Yuusuf Xasan ayaa si adag uga jawaabay Go’aanka kasoo baxay Kenya ee xayiraada lagu saaray Xaafadda Islii.

Wuxuu ku tilmaamay eex inuu yahay go’aankaas. “Kumannaan qof oo kale ayaa halkaas u shaqo taga ama ka dukaameysta.

Wasiirka Caafimadka ee dalka Kenya ayaa xayiraad guud ku soo rogay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi iyo qayb ka mid ah magaalada Mombasa.

Labadaas goobood ayaa laga helay kiisas badan oo cudurka Coronavirus ah. Yuusuf Xasan, oo ah xildhibaanka degmada Kamukunji oo ay ka tirsan tahay xaafadda islii oo go’aanka diidan.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com