XASUUS XAAJI MUUSE BOQOR CUSMAAN OO MUQDISHU LAGU DILAY 1991

XASUUS XAAJI MUUSE BOQOR CUSMAAN OO MUQDISHU LAGU DILAY 1991

1991-dii sidee lagu dilay Xaaji Muuse Boqor Cusmaan? | AUN. Marxuum Xaaji Muuse Boqor Cismaan ayaa isaga iyo siyaasiyiin caan ah lagu dilay Muqdisho 05 January 1991-kii 30 sano kahor, waxaana taariikhdiisa ka wareysanay Yaasiin Muuse Boqor oo ah wiilkiisa goobjoogna u ahaa geerida aabbihi Marxuum Xaaji Muuse Boqor | Wariye Madar ayuu u warramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com