Xaalado Caafimaad daro oo ka taagan deegaanadii ay isugu yimaadeen Xoolo dhaqatada

HomeWararka

Xaalado Caafimaad daro oo ka taagan deegaanadii ay isugu yimaadeen Xoolo dhaqatada

Wasaaradda caafimaadka ee Puntalnd ayaa kooxo caafimaad u dirtay deegaanada hoos yimaada Dhahar, Badhan iyo Qardho kuwaas oo xoolo dhaqatadu ay u haya

Puntland iyo Yemen oo iska kaashaday soo qabashada eedaysane dil gaystay
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Maamul Wanaag + Xirmeyn + Biyo = Kahortagga Abaarta

Wasaaradda caafimaadka ee Puntalnd ayaa kooxo caafimaad u dirtay deegaanada hoos yimaada Dhahar, Badhan iyo Qardho kuwaas oo xoolo dhaqatadu ay u hayaameen.

Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa sheegay in deegaannadaas ay sidoo kale ka jiraan xaalado nafaqo darro iyo macaluul isugu jira.

Kooxdaha ay wasaaraddu u dirtay deegaannadaas ayay sheegtay in muddo bil ah ay halkaas ku maqnaan doonaan ayaa ku wareegi doona deegannadaas si ay ula tacaalaan baahiyaha halkaas ka jira.

Puntland ayaa sidoo kale sheegtay in dad reer miyi ah oo ay soo riteen cudurrada shubanka iyo jadeecadu la geeyey kobo caafimaad oo ku yaal deegaanno hoostaga gobolka Bari.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: