Xaaladda xabsiga Minjir ee Bosaso iyo nabadoon Xarago oo xoog lagu furtay

HomeWararka

Xaaladda xabsiga Minjir ee Bosaso iyo nabadoon Xarago oo xoog lagu furtay

Xaaladda xabsiga Minjir ee Bosaso ayaa deggan, kadib kolkii maleeshiyaad hubaysan ay lasoo baxeen nabadoon caan ka ah deegaamada Puntland oo saakay la

Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Xulashada Daljir & Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Xaaladda xabsiga Minjir ee Bosaso ayaa deggan, kadib kolkii maleeshiyaad hubaysan ay lasoo baxeen nabadoon caan ka ah deegaamada Puntland oo saakay laga xiray kantoroolka Bosaso.

Goobjoogayaal ayaa radio Daljir u sheegay nabadoonka inuu xabsiga iskiisa ugu laabtay, sidoo kallena noloshiisa ayaa halis gashay rasaas la furay.

Xaaladda ayaa hadda caadi kusoo laabatay, waxaana laga sugayaa odayaasha dhaqanku inay ka hadleen arrinkaan.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: