Xaaladda xabsiga Minjir ee Bosaso ayaa deggan, kadib kolkii maleeshiyaad hubaysan ay lasoo baxeen nabadoon caan ka ah deegaamada Puntland oo saakay laga xiray kantoroolka Bosaso.

Goobjoogayaal ayaa radio Daljir u sheegay nabadoonka inuu xabsiga iskiisa ugu laabtay, sidoo kallena noloshiisa ayaa halis gashay rasaas la furay.

Xaaladda ayaa hadda caadi kusoo laabatay, waxaana laga sugayaa odayaasha dhaqanku inay ka hadleen arrinkaan.

 

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *