Xaaladda Qaar kamid ah Kamaamka Barakacayaasha oo laga dayrinayo (dhegayso)

Xaaladda Qaar kamid ah Kamaamka Barakacayaasha oo laga dayrinayo (dhegayso)

Kaamka Taalacad oo kamida kaamamka ay ku jiraan dadka ay soo barakicisay abaartii deegaanada Puntland ka dhacday 2017-ki ayaa laga soo sheegayaa inay ka jirto xaalad Nololeed oo adag.

Kaamkan oo ku yaal duleedka Gaalkacayo ayaa laga soo sheegayaa xaalad adag
.

sida uu Radio Daljir u sheegay Cabdullaahi Mahad oo kamida Masuuliyiinta Kaamka Taalacad.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com