Madaxweynaha dooran ee maamulka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa la hadlay warbaahinta doorasho kaddib, wuxuuna tilmaamay in uu soodhawaynayo wadahadalada Ahlusuna ayna qayn ka noqdaan maamulka cusub.
Madaxweynaha ayaa sheegay in ajandihiisa ugu wayn ay tahay in Galmudug aysan xabbad danbe ka dhicin.
Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo beesha caalamka ayuu ka codsaday in ay taageeraan oo ay gacan siiyaan maamulkiisa cusub.
Hoos ka dhegayso
FAALLOOYIN & FALCELIN
waa soo dhaweynynaa wada hadalka glmudug iyo ahlu suna
Waxaan ahay mawaadin soomaaliyeed kunool bosaaso waa soodhawaynayaa duulimaadka farmaajo uukusafray diyaarad rakaad taasi waa mawaadino guulayso
Gulgul soomaiya farmaajo waa horumar waxaa cadaynayaa maanta waxuukuduulay diyaarad rakaab taasi waa balanqaadkisi wuurumeeyay