Waxgaradka Gobalka Mudug oo baaq nabaded u diray beelo gobalka sool ku dagalamay (dhegayso)

Waxgaradka Gobalka Mudug oo baaq nabaded u diray beelo gobalka sool ku dagalamay (dhegayso)

Caaqil Cabdisamad Abshir oo kamid ah waxgaradka Gobolka Mudug oo maanta soo booqday Radio Daljir ayaa baaq udiray beelaha walalahaa ee ku dagaalamaya Dacdheer.

Sidoo kale wuxuu ka hadalay arrimo badan oo kusaabsan waxqabadka Puntland ee dhanka hormarka iyo qaxootiyada kusoo badanaya Magaalada Galkacyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com