Waxgaradka Gobalka Karkaar oo Madaxda Puntland Talooyin usoo Jeediyeey ku Saabsan Lacagta Shiling Somaaliga (dhegayso)

Waxgaradka Gobalka Karkaar oo Madaxda Puntland Talooyin usoo Jeediyeey ku Saabsan Lacagta Shiling Somaaliga (dhegayso)

Wali Waxaa Kajira Degaanadda Kala duwan ee Puntland Kala Gurka ama Kala sooca lacagta Shiling Somaaliga ah ,taas oo saamayn ku yeelatay dadka danyarta ah iyo waliba Ganacsatada qaar.

Xasan gooni oo Kamid ah Waxgaradka Gobalka Karkaar oo la hadlay Radio Daljir ayaa ka hadlay Kalasoca lacagta shiling Somaaliga,isago sheegay inaysan wanaagsanayn in lakala saaro lacagta,

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas ayaa Talooyin dhowr ah usoo jeediyeey ,Taas oo ku aadan dhaqaalaha iyo Arimaha kala sooca lacagta.

Wariye Maxamuud Fantastic ayuu Qardho ugu Waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com