Waxgarad ka soo jeeda degmadda Towfiiq oo jawaab ka bixiyeey hadal ka soo yeeray Mahad Cabdale Cawad (Daawo)

HomeWararka

Waxgarad ka soo jeeda degmadda Towfiiq oo jawaab ka bixiyeey hadal ka soo yeeray Mahad Cabdale Cawad (Daawo)

Waxgaradka ka soo jeeda Degmada Towfiiq ee gobolka mudug Puntland, ayaa ka dalbaday Gudoomiye ku xigeenka sadexaad ee barlamaanka somaliya mahad Cabda

BUUHOODLE: 18 May & Maalinta Qashin gurka (daawo)
Wasiirka Amniga Puntland oo Fah Faahin Kabixiyeey Howlgal Kasocda Boosaaso (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Waxgaradka ka soo jeeda Degmada Towfiiq ee gobolka mudug Puntland, ayaa ka dalbaday Gudoomiye ku xigeenka sadexaad ee barlamaanka somaliya mahad Cabdale cawad in u kursiga ay barlaamnka ku leeyhiin beeshaasi Tawfiiq dibloogu soo celiyo, waxa ay dawladda dhexe u soo jeediyeen in ay joojiyaan faragelinta kursigaas iyaga oo ka digey in deegaankale lagu doorto, dhanka kale Puntland ayeey ka dalbadeen in ay arintaas u toog ahyso Towfiiqna la siiyo waxa ay xaq ugu leedahay Puntland.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: