“Waxaanu u dhimanaynaa gaajo, Haraad iyo Xanuuno,” dadka deegaanka ayaanle” (Waraysi)

“Waxaanu u dhimanaynaa gaajo, Haraad iyo Xanuuno,” dadka deegaanka ayaanle” (Waraysi)

“Waxaanu u dhimanaynaa gaajo, Haraad iyo Xanuuno,” dadka deegaanka
Hayaanle oo u dhexeeya deegaanka Jalam iyo degmada Jiriiban ee gobolka Mudug, ayaa laga soo sheegayaa abaaro biyo la’aan iyo nafaqa daro dadka iyo duunyadaba saamayn ku haysa, sidookalle deegaanka Hayaanle ayaa waxaa ka dilaacay xanuun soo ridanaya Caruurta iyo dadka waaweyn, sida ay Raadio Daljir u sheegay Xadiyo Cumar oo kamida dadka deegaanka Hayaanle.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com