Wasiiro Puntland katirsan oo booqday Jiida horre ee Tukaraq (Sawiro)

Wasiiro Puntland katirsan oo booqday Jiida horre ee Tukaraq (Sawiro)

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Siciid Cabdulaahi dhaqaaje iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqday jiida hore ee ay isku horfadhiyaan Ciidamadda Puntland iyo Somaliland.

Wasiirka ayaa tagay goobaha ay difaaca kaga jiraan ciidamadda Puntland,isagoo dhirigalin u sameyaay Ciidamada Puntland,wuxuna ku amanay Ciidamadda siday u difacayaan dalkooda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com