Wasiirki Hore Warfaafinta Puntland Soocade oo ka hadlay dagaalki Tukaraq (dhegayso)

Wasiirki Hore Warfaafinta Puntland Soocade oo ka hadlay dagaalki Tukaraq (dhegayso)

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Puntland Mudane Maxamuud Xasan Soocadde oo waraysi siiyey Radio Daljir ayaa siweyn u bogaadiyey ciidamada Puntland oo shalay dagaal kula wareegey fariisimo ciidamada Somaliland joogeen oo ah aaga Tukaraq, Soocadde ayaa ku amaanay dawlada Puntland kaalinteeda iyo sida ay diyaarka ugu tahay difaaca dalka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com