Wasiirka Waxbarashada Puntland oo Garoowe Jaamacad Cusub Ka Dhagax Dhigay (DHEGAYSO)

Wasiirka Waxbarashada Puntland oo Garoowe Jaamacad Cusub Ka Dhagax Dhigay (DHEGAYSO)

Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Pro. Abshir Aw-yuusuf Ciise ayaa maanta magaalada Garoowe ka dhagax dhigay Jaamacad Cusub la Magac Baxday  Science And Technology University Of Puntland (STUP).

WARBIXIN-Cabdixakiin Xuseen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com