Wasiirka wasaarada deegaanka & daaqa iyo Isbedalka Cimilada Puntland oo maanta soo xiray….

Wasiirka wasaarada deegaanka & daaqa iyo Isbedalka Cimilada Puntland oo maanta soo xiray….

Wasiirka wasaarada deegaanka & daaqa iyo Isbedalka Cimilada Puntland Axmed Yuusuf Cali (Labeyk) ayaa maanta maagalada Garoowe ee caasimada Puntland ku soo xiray Shirweynaha badqab la’aanta ka dhalata isbedelka Cimiladda Puntand oo ka socday muddo labo bari ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com