Wasiirka Gaashaandhigga,”Dhismaha Ciidanka Qaranku Ma Ahan Sida Loo Fahmey” (DHEGAYSO)

Wasiirka Gaashaandhigga,”Dhismaha Ciidanka Qaranku Ma Ahan Sida Loo Fahmey” (DHEGAYSO)

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay qorshaha qaab dhismeedka Ciidamada Qaranka Soomaaliya, kaasi oo maalmahan muran uu ka taagan yahay.

Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed ayaa sheegay qaabka loo fahmay dhismaha ciidamada qaranka aysan ahayn islamarkaana ay ay cidwalba ka qancin doonaanka.

DHEGEYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com