Wasiirka Dekedaha oo radio Daljir uga warantay dekedaha Qatar uu dhisayo ee dalka (dhegayso)

Wasiirka Dekedaha oo radio Daljir uga warantay dekedaha Qatar uu dhisayo ee dalka (dhegayso)

Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Soomaaliya Marwo Maryan Aways  ayaa sheegtay in dib u dhis iyo dayactir lagu samaynayo Dekadaha dalka, si uu u kordho daqliga dhaqaalaha  dalkeenna.

Wasiir Maryam Oo wareysi Siisay Radio Daljir  ayaa sidoo kale faah-faahin ka bixisay Booqasho dalka ay ku joogaan wafdi ka socda dowladda Qadar oo qiimayn ku samaynaya Dekadaha, si ay maal gashi ugu sameeyaan.wafdigaas shala booqasho kutagay Dekadda Magaalada Hobyo ee gobolka Mudug,

Amina Ladan Axmed Cali Oo wareysi la yeelatay ayaa weydiisay Marka hore inay faahfaahiso Ujeedada socdaalkooda Magaalada Hobyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com