Wasiirka Cusub ee Maaliyadda oo xilka si rasmi ah ula wareegay

Wasiirka Cusub ee Maaliyadda oo xilka si rasmi ah ula wareegay

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland Maxamed Faarax Maxamuud ayaa manta xilka kala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradda maaliyada Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabanacad.

Munaasabadda xilwareejinta oo ka qabsoontay gudaha wasaarada ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor, Musuuliyiinta cusub ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Masuuliyiintii hore ee Wasaaradda, Guddiga xilwareejinta Golaha Wasiirada, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Saraakiil Madaxtooyo, Madaxda Maaliyadda heer Gobol, degmo iyo dhammaan Shaqaalaha Wasaaradda iyo marti sharaf kale.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com