Wasiirka Caddaalada oo la kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

HomeWararka

Wasiirka Caddaalada oo la kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Wasiirka wasaaradda caddaaladda iyo Dastuurka Soomaaliya Mudane, Xasan Macalin Maxamuud ayaa la kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoo

Puntland oo Guddi u Saartay Gargaarka Naqraacayaasha Gobolada Bari iyo Karkaar
Dhabbad oo uu ku qabsoomay kulankii 6aad oo qayb ka ah tababarro xiriir ah oo Radio Daljir muddooyinkii dambe u qabanayey haweenka Galmudug.
Barlamaanka Somaaliya oo meelmariyeey sharciyo muhiim ah (Daawo)

Wasiirka wasaaradda caddaaladda iyo Dastuurka Soomaaliya Mudane, Xasan Macalin Maxamuud ayaa la kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Anita Kiki Gbeho.

Wasiirka iyo Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ayaa ka wada hadlay horumarka laga gaaray Hannaanka cusub ee Cadaaladda Soomaaliya, oo qayb ka ah dadaallada ballaaran ee xasilinta, iyo taageerada Qaramada Midoobay ee helida caddaaladda goobihii dhowaan laga saaray khawaarijta

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: