Wasiirka Arrimaha Guddaha DFS oo ka hadlay Hananka dib u Heshiisinta (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Arrimaha Guddaha DFS oo ka hadlay Hananka dib u Heshiisinta (dhegayso)

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka hadlay Halku marayo hanaanka dib u heshinta Qaranka iyo Arrimo kale. Wasii

Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Shirkii Lagu Dhexdhexaadinayay Farmaajo Iyo Rooble Maxaa kasoo baxay? (daawo)
Madaxweyne Waare oo ka hadlay geerida Wasiir ka tirsan Xukumadiisa

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka hadlay Halku marayo hanaanka dib u heshinta Qaranka iyo Arrimo kale.

Wasiir Sabriye ayaa dhinaca hadlay arrimaha dib u heshiisnta waxaana uu wasiirku si gaar ah u xuusay in Wasaarddu heer gabao gabo ah ay marsiineyso diyaarinta hananaka dib u heshiisiinta Qaranka oo qeexaya habraaca loo marayo dib u heshiinta bulshada oo kamid ah waxyaabaha ay hiigsaneyso dowladda hada jirta ee uu hogaamiyo M/weyanaha Jamhuuriyadda mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Sidookale Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa sheegay in Wasaaradda iyo guud ahaan dowladaba ay ka go’an tahay hirgalinta dib u heshiisiinta ay u baahan tahay bulshada Soomaaliyeed iyadoo loo marayo wadadi saxda aheyd.

Wariyaha Radio Daljir ee Muqdisho Cabdulqaadir Irshaad ayaa Warbixintan Muqdisho kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: