Wasiir Juxaa ayaa Dawlada Federalka ah ku eedeeyey inay fargelinayso doorashada Puntland.

Wasiir  Juxaa ayaa Dawlada Federalka ah ku eedeeyey inay fargelinayso doorashada Puntland.

Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Abdi Farah Juxa ayaa Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya ku eedeeyey inay fargelinayso doorashada Puntland “Villa Soomaaliya waxay mudo dheer isku dayeysey inay galaangal ku yeelato Doorashada Puntland, haddana wasiiradeedii baa tartamaya,” ayuu yiri Abdi Farah Juxa oo la hadlay warbaahinta Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com