Wasiir Dhabancad oo kormeer ku tagay degmadda Carmo (Sawiro)

Wasiir Dhabancad oo kormeer ku tagay degmadda Carmo (Sawiro)

Wasiir Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL mudane Maxamed Dhabancad oo kormeer shaqo ku gaaray Degmada Carmo wuxuuna xarunta Degmada Kulan kula qaatay Maamulka Degmada Carmo.

Ujeedka kulanka Wasiirka uu laqaatay Maamulka Degmada Carmo ayaa ku saabsanaa Dardar gelinta Bixinta Canshuuraha, wada shaqeynta Dowladda dhexdeeda, isku xirka Bulshada iyo Dowlada, adkeynta amniga.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com