Wasiir Cabdirisaaq: “Ciidamda difaaca Puntlnad waxay la wargeen Degmada Tukaraq ee Sool, waxayna ku sii siiqyaan Magaalda Laascanood “

HomeWararka

Wasiir Cabdirisaaq: “Ciidamda difaaca Puntlnad waxay la wargeen Degmada Tukaraq ee Sool, waxayna ku sii siiqyaan Magaalda Laascanood “

Wasiir kuxigeenka warfaafinta ee Puntland ayaa xaqiijiyay inay ciidamada Puntland ay la wareegeen Tukaraq ee gobolka Sool. hadana ay kusii siqayaan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Wasiirka ayaa hadal uu soo dhigay bartiisa Facebooka ku sheegay sidaasi, iyadoo dagaal u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo Puntland ay ka socdaan duleedka Tukaraq.  

LAASCANOOD: Korneyl Tuur oo ka hadlay doorashadda Puntland ka dhacday
Jawaari oo Muqdisho ku qaabilay Safiirka Turkiga ee Somaaliya
Gudoomiye Ciro: “Waa la Xaliyay dhamaan Caqabadihii hortaagnaa Doorashooyinka”

Wasiir kuxigeenka warfaafinta ee Puntland ayaa xaqiijiyay inay ciidamada Puntland ay la wareegeen Tukaraq ee gobolka Sool. hadana ay kusii siqayaan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Wasiirka ayaa hadal uu soo dhigay bartiisa Facebooka ku sheegay sidaasi, iyadoo dagaal u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo Puntland ay ka socdaan duleedka Tukaraq.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: