Wasiir Beyle oo hogaamiyeey Shir Muqdisho ka qabsoomay

HomeWararka

Wasiir Beyle oo hogaamiyeey Shir Muqdisho ka qabsoomay

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya, Dr; C/raxmaan Ducaale Beye, ayaa shir guddoomiyay kulanka Todobaadlaha ah ee kooxda la socodka deyn cafinta Soomaaliya

Khudbadii Madaxweyne Farmaajo ee 1da Luulyo 2017 (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya, Dr; C/raxmaan Ducaale Beye, ayaa shir guddoomiyay kulanka Todobaadlaha ah ee kooxda la socodka deyn cafinta Soomaaliya SMP.

Wasiir Beyle iyo Guddiga ayaa waxay kulankooda kaga wada hadleen halka ay wax marayaan.

Sidoo kale waxay guddiga iyo wasiirku ka doodeen fulinta iyo dhameystirka shuruudaha ka dhiman cafinta deymaha lagu leeyay Soomaaliya.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dedaallo xooggan ugu jirta sidii deymaha lagu leeyay loogu cafin lahaa, iyadoo kasoo baxday shuruudo badan oo ku hor gudbanaa deyn cafinta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: