Wasaaradda Waxbarashadda Puntland oo ka hadashay xiliga la qaadayo Imtaxaanadka shaahdiga ah (dhegayso)

Wasaaradda Waxbarashadda Puntland oo ka hadashay xiliga la qaadayo Imtaxaanadka shaahdiga ah (dhegayso)

Agaasimaha guud ee wasaaradda Waxbarashada & Tacliinta sare ee Puntland Maxamed Cali Faarax oo Waraysi gaar ah sinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay qaadista Imtaxaanadka shahaadiga ah ee Fasalada 4aad iyo 8aad oo la qaadi doono bisha 7aad ee sanadkan.

Maxamed Cali Faarax Agaasimaha guud ee wasaaradda Waxbarashada & Tacliinta sare ee Puntland ayaa sido kale ka hadlay jaamacada Maakhir iyo warar sheegaya in jaamacadu hoostagi doonto Jamacada Umadda ee Dowladda Federaalka ee Somaaliya.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Abdilahi hashi 4 years ago

    Waxaa baboon in laga fee jignaado si walbo oo uu cudurkaan ku faafi karo inta lagu guda jiro imtixaanka

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com