Wasaaradda Amniga DFS: “Lacagta la qabtay waxa ay dhantahay 9.6 Milyan Doolarka Mareykanka”

HomeWararka

Wasaaradda Amniga DFS: “Lacagta la qabtay waxa ay dhantahay 9.6 Milyan Doolarka Mareykanka”

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Amniga DFS ayaa lagu shaaciyey in lacagta laga qabtey dowladda Imaaraadka ee sida sharci-darrada ah lagu soo s

Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
France: Nin hal qof ku dilay labo kale ku dhaawacay
Dowladda Soomaaliya oo digniin ka soo saartay Roobabka iyo dabeylo ku soo wajahan Soomaaliya (Akhriso )

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Amniga DFS ayaa lagu shaaciyey in lacagta laga qabtey dowladda Imaaraadka ee sida sharci-darrada ah lagu soo saarey diyaarad xammuul oo ka soo kacdey Abu Dhabi ay dhantahay $9,600,000 Doolarka Mareykanka.

Qabashada lacagta ayaa waxa ay ku soo beegantey ayada oo maalinka berri ah loo ballansanyahay kulan barlamaan oo la filayo in codka kalsoonida loo qaado Guddoomiye Jawaari.

Halkan riix oo akhri warsaxaafadeedka Wasaaradda Amniga DFS.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: