Wasaarada Arimaha gudaha Puntland oo Khilaaf ka dhex curtay dhismaha golaha deegaanka darteed

Wasaarada Arimaha gudaha Puntland oo Khilaaf ka dhex curtay dhismaha golaha deegaanka darteed

Degdeg: Wasaarada Arimaha gudaha Puntland oo Khilaaf ka dhex curtay dhismaha golaha deegaanka Boosaaso darteed, Wasiiru Dawlaha wasaarada arimaha gudaha Maxamed Cabdi kullan ayaa ka hor yimi war uu maanta soosaaray wasiirka wasaarada Cabdi Faarax Juxaa, isagoo difaacay garab kamid ah labadii doorasho ee maanta ka dhacay Boosaaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com