Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii dhuusamareeb 3

Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii dhuusamareeb 3

Waxaa caawa lagu soo gabagabeyeey Magaaladda Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug shirki uga socday dhuusamareeb Madaxda dowlad gobaleedyada Gabagabada shirka Dhuusamareeb 3 oo ay soo sareen Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Gobolka Banaadir iyo DFS ee go’aaminta nooca doorasho ee dalka ka dhacaysa.

Shirkaas waxaa ka maqnaa Maamuladda Puntland iyo Jubbaland iyado lagu shegay warmurtiyeedka in labadaas maamul ay diideen ka qayb galka shirkaas ayna ka xunyihiin Madaxda dowladda Federaalka.

Warmurtiyeedka ayaa lagu cadeeyay nooca doorasho ee uu dalku aadayo oo ah Doorasho dadban oo Deegaameysan oo ay codeyn doonaan 301-qof oo beesha kursiga leh ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com