Warka Fiidnimo ee Radio Daljir

HomeWararkaWARKA FIIDNIMO

Warka Fiidnimo ee Radio Daljir

Cawaysin wanaagsan! Ku soodhawaada mar kale iyo Warka Fiidnimo ee Radio Daljir, waxaana caawa soojeedinaya wariye Khadar. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/593ada490b0100b492ae4539/Warka+Habeen+_+Khadar+_+9+_+June+_+2017+.mp3

Garoowe: Dhakhaatiir u dhashay dalka Shiinaha (China) waxna ku daaweeya nidaamka Daawo Dhaqameedka Shiinaha ayaa ka shaqo bilaabay Garoowe (daawo)
Guddoomiye Yarisow “Maamulka Gobolka Benaadir waxaa ka go’an horumarinta Naafada Soomaaliyeed”
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo soo xiray tira-koobka Shaqaalaha Rayidka Dawladda

Cawaysin wanaagsan! Ku soodhawaada mar kale iyo Warka Fiidnimo ee Radio Daljir, waxaana caawa soojeedinaya wariye Khadar.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 4
DISQUS: