Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo ( dhegayso )

HomeWararka

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo ( dhegayso )

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Maxamed Lakiman oo ku sugan xarunta Daljir Gaalkacyo. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga.

Madaxwaynihii hore Suudaan Al-Bashiir oo la maxkamadaynayo
Baarlamaanka DFS ayaa ka dooday fatahaada ka dhashay roobabka ee dalka ka da’ay
Puntland maxaabiis Madaxweyne Deni dhawaan cafis u fidayey oo maanta xabsiyada laga siidaayey.

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Maxamed Lakiman oo ku sugan xarunta Daljir Gaalkacyo.

Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: