WAREYSI: Maryan Cabdikariin Axmed |Gabadha kaalinta Koowaad u gashay sanadkan dugsiyada Sare dhameeyey

WAREYSI: Maryan Cabdikariin Axmed |Gabadha kaalinta Koowaad u gashay sanadkan dugsiyada Sare  dhameeyey

“Waxaan maqlay hore gabadh inaysan kaalinta Koowaad gelin, waxaa la dhihi jirey Wiilashaa Gala, Gabdho ma galaan, maanta waxaan rumaynayaa Wiilal & gabdho inaan farqi u dhaxayn meel kastoo wiil gaadhana ay gabadhu gaari karto,”

Maryan Cabdikariin Axmed |Gabadha kaalinta Koowaad u gashay Ardayda sanadkan dugsiyada Sare ee Puntland ka baxaya.

Hoos kaga bogo Waraysiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com