WAREYSI: Diinta Islaamka Maxay ka qabtaa Xuska & dabaal dagga Sanadka Cusub? (Daawo)

WAREYSI: Diinta Islaamka Maxay ka qabtaa Xuska & dabaal dagga Sanadka Cusub? (Daawo)

Xili la galay sanadka Cusub ee 2021 waxaa meelo baddan oo soomaaliya ah looga dabaal dagay ayaa waxaa dabaal dagaas siyaabo kala duwan uga hadlay culumadda Somaliyeed.

Sheekh Cali Siciid oo Waraysi Radio Daljir ayaa sheegay inaysan banaanayn in dadka muslimiinta ah ay weyneeyaan sanadka cusub.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com